Wararka aynu ka heleyno Xaafada Xaawo-taako Ee Bariga Magaalada Baledweyne ayaa sheegaya in halkaasi ay Goor dhow la Wareegeen Ciidamo Gadoodsan oo Boolis ah.
Waxaana la sheegay in Ciidamadan Qabdasaday Xaafada Xaawa-taako ay ka Cabanaayaan Mushaar la’aan Heysata,iyagoo sheegay in Mudooyinkii Dambe aysan Qaadan wax Mushaar ah,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Be the first to comment on "Video:-Ciidamo gadoodsan oo qabsaday qaybo ka mid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne"