Video:-Ciidamada PSF oo fashiliyay Qarax alshabaab Qorshaynayeen in ay ka fuliyaan Bosaso

Taliska Ciidamada Amaanka Puntland ee PSF ayaa waxa ay ay war ka soo saareen Gaari waday waxyaabaha Qara oo dhawaan lagu qabtay Duleedka Magaalada Galkaacayo.

Gaariga waday waxyaabaha qarxa oo loo yaqaano Candhabeedle ayaa waxa uu iskaga kala gooshi jiray Magaloyinka Baladweyne iyo Bosaaso.

Taliska Ciidamada PSF puntland ayaa sheegay Baaris kadib ay ogaadeeyn in Al Shabaab ay doonayeeyn in ku haligaan Qaraxaasi dadka shacabka ee kunool Magaalada Boosaaso sida lagu sheegay Waraka ka soo baxay Taliska PSF Puntland.

Taliska Ciidamada Amaanka PSF ayaa ugu digay milkiilayaasha gaadiidka in gawaaridooda loo adeegsado falal noocaan oo kala ah gaarigii lagu qabtana dowlada ay la wareegi doonto,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Ciidamada PSF oo fashiliyay Qarax alshabaab Qorshaynayeen in ay ka fuliyaan Bosaso"

Leave a comment