UPDATE:-Xeer Ilaaliyaha Maraykanka oo iska casilay baaritaanka xiriirka Ruushka iyo Trump

Saaxibadiisa xisbiga Jamhuuriga ayaa ka dalbadey in uu iska casilo hoggaaminta baaritaanka xiriirka Ruushka iyo Trump, sidoo kale waxay ka dalbadeen in uu naftiisa difaaco eedaha loo jeedinaayo.

Baaritaanka ay waddo hay’adda FBI ayaa noqdey mid aan lagu kalsoonaan karin kadib markii uu noqdey ninka hoggaaminaaya mid kamid ah kuwa baaritaanku lugaha la geli karo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "UPDATE:-Xeer Ilaaliyaha Maraykanka oo iska casilay baaritaanka xiriirka Ruushka iyo Trump"

Leave a comment