Video:-Maxaabiista Somalida ee ku xiran Xabsi ku yaala Hindiya oo Silic iyo Rafaad la ildaran

Qaar ka mid ah warbahinta Soomaaliyeed ayaa Xabsiga ku booqatay 118 Soomaali ah oo ku eedaysan burcad badeednimo kuwaas oo ku jira xabsi u dhow magaalada Bombay ee Dalka Hindiya.

Maxaabiistaas oo aad looga dayrinayo  Noloshooda iyi caafimaadkooda ayaa waxaa warbixin ka diyaariyay Ibraahim Cumar baafo,hoos ak daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Maxaabiista Somalida ee ku xiran Xabsi ku yaala Hindiya oo Silic iyo Rafaad la ildaran"

Leave a comment