Video:-Madaxweyne Gaas iyo Cawaysinkisii Jimcaha ee Shacabka Bosaso

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay shacabka Magaalada Bosaso kula caweeyay maqaaxiyaha lagu qaxweeyo ee caadiga ah.

Gaas oo aan wadan wax istaaf ah ayaa dhex lugeeyay goobaha Ganacsiga iyo Maqaaxiyaah lagu qaxweeyo,waxuuna slaaan iyo kaftan la dhexgalay shacabkii ku sugnaa Goobahaas,

 

 

Dhanka kale Madaxweyne Gaas ayaa shalay galab Xeebta Bosaso waxuu nasashadii Jimcaha kula qaatayshacabka Bosaso .

Madaxweynuhu waxuu halkaa kula ciyaaray Kubad shacabkii usoo dalxiiska tagay Xeebta Macaan ee Bosaso,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

 

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne Gaas iyo Cawaysinkisii Jimcaha ee Shacabka Bosaso"

Leave a comment