Video:-Maxay kaga wada hadleen kulankoodii Farmaajo iyo Camey

Mudane Cabdixakiin Camey ayaa u sheegay madaxweynaha Soomaaliya in ay jiraan xoolo dhaqato Soomaaliyeed oo ku soo hayaamay qaar kamid ah Gobolada Puntland,kuwaasoo ka kala yimid Waqooyiga, Galbeedka, iyo Koonfurta Soomaaliya.

Camey iyo farmaajo ayaa isla qaatay in Dadkan soo hayaamay  ay u baahanyihiin gargaar deg deg ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Maxay kaga wada hadleen kulankoodii Farmaajo iyo Camey"

Leave a comment