Video:-Madaxweyne farmaajo iyo Saxaafada madaxa banaan oo kulan wada qaatay

Madaxweynaha oo kulanka hadal ka jeediyay ayaa sheegay in warbaahinta madaxa bannaan ay kusoo shaqeeysay duruufo aad u adag, isaga oo uga mahadceliyay sidii ay u garab istaageen xilligii uu ahaa Ra’iisul Wasaaraha, oo ay xukuumaddiisa dagaal adag kula jirtay kooxda aAl Shabaab . Dagalkaas ayaa markii dambe looga xorreeyey maleeshiyada magaalada Muqdisho iyo gobollada qaar,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Hakan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne farmaajo iyo Saxaafada madaxa banaan oo kulan wada qaatay"

Leave a comment