Akhriso:-Madaxii dabdamiska Muqdisho oo xilkii laga qaaday

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ( Madaale) ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Waaxda Dab-damiska dowlada hoose Xamar  Cabdullaahi Maxamed Cabdulle ( Saney) oo maanta sheegay inuu is casilay kadib markii uu gudan waayay waajibaadkiisa shaqo sida lagu sheegay warqada xil ka qaadistiisa.

Sidoo kale, guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa  C/laahi Maxamed Cabdulle u magacaabay agaasimaha waaxda arimaha dibada ee dowlada.

 

Halkan ka akhriso:-

Be the first to comment on "Akhriso:-Madaxii dabdamiska Muqdisho oo xilkii laga qaaday"

Leave a comment