Dhagayso:-Madaxweyne xigeenka Puntland ayaa ka warbixiyay socdaalkisii Muqdisho

????????????????????????????????????

Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, oo warbaahinta kula hadlay aqalka madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe ayaa ka warbixiyey safarkiisii Muqdisho iyo shirar looga hadlayey abaaraha oo uu ka qaybgalay,hoos ka dhagayso codka Madaxweyne xigeenka Camey.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Camey

Be the first to comment on "Dhagayso:-Madaxweyne xigeenka Puntland ayaa ka warbixiyay socdaalkisii Muqdisho"

Leave a comment