Video:-Golayaasha maamulka Somaliland oo mudada xilkooda loo kordhiyay

Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyay mudo kordhin loo sameeyay  Dawlada iyo Golayaasha Somaliland.

Xukuumada Somaliland oo xilku uga keaa bisha afraad ee sanadkan ayaa xilka loo kordiyay,iyadoo la gaarsiiyay mudo xileedkeeda bisha 12aad ee sanadkan,

Dhanka kale waxaa ka hadlay mudo kordhinta loo sameeyay Golayaasha Somaliland Xisbiyada siyaasada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

Be the first to comment on "Video:-Golayaasha maamulka Somaliland oo mudada xilkooda loo kordhiyay"

Leave a comment

 
%d bloggers like this: