Video:-Isbitaalka Gaalkacyo oo lagu dhawaaqay shirkada fulinaysa dib u dhiskiisa

Gudiga dib u dhiska isbitaalka Gaalkacyo ayaa ku dhawaaqay shirkada ku guulaysatay dhismaha Isbitaalka Gaalkacyo.

Shirkada Dhoof ee Dhismaha ayaa noqotay mida buuxisay shuruudihii Gudiga ,isla markaana si buuxda u noqotay shirkada ku guulaysatay Tartankii dib u dhiska isbitaalka Gaalkacyo,hoos ka dawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daado muuqaalka

 

Be the first to comment on "Video:-Isbitaalka Gaalkacyo oo lagu dhawaaqay shirkada fulinaysa dib u dhiskiisa"

Leave a comment