Video:-Shariif Xasan oo Baydhabo dib ugu soo laabtay kana warbixiyay socdaalkisii Turkiga

Madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sh,Aadan oo maalmahan safar caafimaad ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo.

Shariif Xasan ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay saxaafada uga warbixiyay arimo badan oo ay ka mid tahay xaalkiisa ¬†caafimaad,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Shariif Xasan oo Baydhabo dib ugu soo laabtay kana warbixiyay socdaalkisii Turkiga"

Leave a comment