Waxaa maalmahan laysla dhexmarayaa warar hoose oo sheegaya in 11-ka bishan lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada Dawlada fadaraalka ee cusub.
Xogta Hoose Ee La Helayo ayaa sheegaysa in Golaha Wasiirada DFS loo qaybiyay shadxan hoos ka muuqata:-
Fiiro Gaar ah”
Xogtan mahan mid boqolkiiba boqol dhab ah,balse waa mid ka mid ah kuwa loogu kalsooni badnaan karo.
Liiska Gollaha Wasiirada hoos ka akhriso:-
Beesha Dir
1. Ridwaan Xirsi Maxamed ( Isaaq , Habar Yoonis )
2. Abdi Ismaaciil Samatar ( Godo-Biirse)
3. Cabdullahi Cabdi Carab ( Dir , Surre )
4. Axmed Gaboobe Ugaas bile ( Dir , Gaadsan
Beesha Daarod
1. Cali Xaji Warsame ( Majerten , Cumar Maxmuud , Reer Mahad )
2. Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane ( Ogaden , Cawlyahan)
3. Jaamac Ceeydid ( Dhulbahante)
4. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ( Leelkase )
Beesha Hawiye
1. Cabdulqadir Cosoble Cali ( Abgaal , Harti , Warsangali )
2. Dr Abdinur Sh Maxamed ( Xawadle )
3. Maxmuud Maxamed Culusow ( Habargidir , Ceyr )
4. Mohamed Mukhtar Ibrahim (Gaaljecel)
Beesha Digil & Mirifle
1. Cali Sicid Fiqi ( Digil / Tunni )
2. Cabdixakin Xaji Faqi ( Digil / Dabare)
3. Cabdifitax Geesey ( Mirifle / Leeysan )
4. Aadan Maxamed Nuur ( Mirifle / Hadame )
Beesha Shanaad
1. Fahad Yaasin Xaji Dahir ( Reer Aw-Xasan / Reer Aw-Mahdi )
2. Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax
Be the first to comment on "Ma dhabaa in Golaha Wasiirada cusub sidan loo qaybiyay?"