Video:-Agaasimihii hore Wadooyinka Puntland oo xilkii si rasmiya u wareejiyay

????????????????????????????????????

Munaasabad kadhacday xarunta hay’ada ee Garoowe ayna ka qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxaa xilka kula kala wareegey labada mas’uul iyagoona madasha ka jeediyey khudbado kala duwan.

Gudoomiyihii hore ee hay’ada wadooyinka Puntland Eng Maxamuud Cabdinuur Ayaa cadeeyay inuu Xilka Ku Wareejinayo Ku Xigeenkiisa, Waxuuna Sheegay ineysan jirin wax Hanti Ama Dhaqaale ah oo Uu Isagu Qaatay,

Goobta ayuu Ku Wareejiyay Faylasha Mashaariic Hormarineed oo ay Hay’adda waday, Iyo Lacag ku jiray Akoomada Dowladda iyo Kuwo Gaar Loo leeyahay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Agaasimihii hore Wadooyinka Puntland oo xilkii si rasmiya u wareejiyay"

Leave a comment