Video:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Puntland oo xukuno riday

Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus ee Puntland Col. Cabdiftaax Xaaji Aadan Ayaa Ku Dhawaaqay Go’aanka Maxkamadda,

Waxaanna 6-kamid ah Dhalinyaradaasi loo Heystay Iney kamid ahaayeen Al-Shabaab, Halka Labo Kamid Ah Ciidamada Puntland Loo Heysto Iney Degmada qandala ku Dileen Nin Oday ah,

 

Halkan ka akhriso:-

  1. Cabdiwaaxid Macalin Axmed Xasan – 22 -Sano Jir
  2. Mahad cali Xuseen ibraahim 22 – Sano Jir
  3. Yaasiin Maxamed Cabdi Ciise 39 – Sano jir
  4. C/laahi Cabdiraxmaan Barre 19 – Sano Jir
  5. Maxamed Cadi-qani Xasan 33 – Sano jir

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.

Be the first to comment on "Video:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Puntland oo xukuno riday"

Leave a comment