Video:-Talayaha Milatariga ”Ciidanka Booliiska iyo Nabadsugida ayaa lagu wareejinayaa amaanka muqdisho, iyaga ayaana lagula xisaabtami doonaa”

Taliyaha Ciidanka Milatariga Soomaaliya Maxamed Aadan Axmed Buud, oo Warbaahinta kula hadlay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa sheegay in ciidamadda Milatariga dowladda laga saari doono  dhamaan magaaladda Muqdishu.

“ Ciidanka Booliiska iyo Nabadsugida ayaa lagu wareejinayaa amaanka muqdisho, iyaga ayaana lagula xisaabtami doonaa” ayuu yiri taliyaha.

Ciidamadda Milatariga iyo kuwa kale ee ku sugan magaaladda ayaa dadka ay ku wareeraan kala saaridooda,hoos ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Talayaha Milatariga ”Ciidanka Booliiska iyo Nabadsugida ayaa lagu wareejinayaa amaanka muqdisho, iyaga ayaana lagula xisaabtami doonaa”"

Leave a comment