Video:-Dawlada Turkiga”Waxaan ku wareejinay Dawlada Somaliya 6-milyan oo Dolar oo aan ku kabnay miisaaniyada”

Sida lagu soo qoray boga Twitter-ka ee Safaarada Turkiga ay ku leedahay muqdisho ,ayaa waxaa lagu sheegay in Dawlada Turkiga  ay ku wareejisay Dawlada Fadaraalka Somaliya Lix Milyan oo Dolar oo ay ugu talagashay in wax looga qabto abaaraha,hoos u dhaca miisaaniyada iyo horumarka Dalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Dawlada Turkiga”Waxaan ku wareejinay Dawlada Somaliya 6-milyan oo Dolar oo aan ku kabnay miisaaniyada”"

Leave a comment