Video:-Maalinta Haweenka oo siw eyn looga xusay Magaalada Gaalkacyo

Munaasabadaan oo intii ay socatay ay qudbado kala duwan oo dhanka nabadaa kasoo jeediyeen qaar ka mida ka qeyb galayaashii xaflada lagu maamusayay maalinta haweenka aduunka ayaa ugu danbey waxaa munaasabada,waxaa soo xiray Gudoonka Maamulka Gobolka Mudug  oo ku booriyay bulshadsa galkacyo in ay uwada istaagaan ka shaqeynta nabada gobalka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Maalinta Haweenka oo siw eyn looga xusay Magaalada Gaalkacyo"

Leave a comment