Video:-Wadooyinkii xirnaa ee Magaalada Gaalkacyo oo dib loo furayo

Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland iyo maamulka xaafada baraxley ayaa si wada jir ah shir jaraa’id oo ay qabteen waxay ku sheegeen in ay si wadajir ah uga wada hawlgali doonaan dib u furida wadooyinka xiran,

Hadaba shirkaas jaraaid sida uu dhacay isagoo faahfaahsan hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

1 Comment on "Video:-Wadooyinkii xirnaa ee Magaalada Gaalkacyo oo dib loo furayo"

  1. masha allah waa arin lagu farxo ilaahay dadka walaalahaa nabad hadhex dhigo amiin

Leave a comment