Video:-Madaxa WFP ee Qaarada Africa iyo wafti sare oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Qardho

Wafti maqaabkiisu sareeyo ayaa  ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Qardho,waftigan ayaa ka kooban masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Qaramada Midoobey iyo masuuliyiin ka tirsan Puntaldn oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Axmed karaash.

 

Waftigan ayaa kala ah:-

  • Valerie Guarnieri Madaxa WFP ee Bartmaha iyo Bariga Qaaradda Afrika
  • Ramiro Lopes da Silva  Kaaliyaha Agaasimaha WFP
  • Laurent Bukera, madaxa WFP ee Soomaaliya
  • Amor ALMAGRO Xafiiska warfaafinta ee WFP,  Public Information Officer
  • Jonathan Dumont: Madaxa Telefishanka iyo xiriirka
  • Karel oo ahaa sawir qaade

Waftigan ayaa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada qardho maamulka Gobolka kan Degmada,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Madaxa WFP ee Qaarada Africa iyo wafti sare oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Qardho"

Leave a comment