Dhagayso:-3-sano kadib markab lagu afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Saraakiisha ammaanka ee Somaliya ayaa sheegay in koox burcad-badeed soomaali ay badweynta India ka afduubteen Markab weyn oo nooca shidaalka qaada ah .

Saraakiishan ayaa sheegay in markabkan lala aaday xeebaha Puntland. ILA-wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa  sheegaya in markabkan uu ahaa mid ganacsi ah oo watay calanka dalka Imaaraadka.

 

Wararka qaar ayaa intaasi ku daraya in markabkan loola kacay dhinca xeebta Raas-Casayr,hoos ka dhagayso cdoka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Afduubak Markabka

Be the first to comment on "Dhagayso:-3-sano kadib markab lagu afduubtay Xeebaha Soomaaliya"

Leave a comment