Video:-Ma dhabaa in Dawlada Imaaraadka Carabta wado qorshe ay aqoonsi ual raadinayso Somaliland

Dhawaan ayay ahayd markii Somaliland ay heshiis saldhig Milatari looga siinayo Dekeda Berbera  dawlada Imaaraadka Carabta ay la gashay,heshiiskaas oo xasaasiyad xoog leh  ka dhex dhaliyay Dawlada Somaliya iyo Dawlada Imaaraadka Carabta ,sidoo kale kala qaybsanaan iyo muran xoog leh ayuu ka dhex dhaliyay gudaha Shacabka Somaliland.

Dhanka kale waxaa jira heshiis Dekeda Berbera loogu wareejinayo  maamulkeeda shirkad laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta.

Hadaba labadaas heshiis ayaa shaki weyn  galiyay shacabka Somaliyed iyo dawlada Fadaraalka,sidoo kale doorka Imaaraadka ee arimaha Somaliya calaamad su’aal saaray,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Ma dhabaa in Dawlada Imaaraadka Carabta wado qorshe ay aqoonsi ual raadinayso Somaliland"

Leave a comment