Video:-Ra’isalwasaare Kheyre oo ka qaybgalay Roobdoontii maanta kana jeediyay khudbad ka ilmaysiisay Bulshada

Tukashada salaada iyo isu-soobaxa ayaa waxaa ka qeybgalay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, xubno ka tirsan xukuumaddii dhacday, culumaa’uddiinka iyo qeybaha kale ee bulshada iyo ardayda iskuulada.

Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqday ka qeybgalka alle barigaan oo uu isagu ugu baaqay  in laysugu soo baxo.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo gaba gabado alle barigaan la hadlay dadka ka soo qaybgalay ayaa tilmaamay in Abaaraha ka jira dalka ay la xariiraan Musuq maasuqa iyo Qabyaalada Baahsan eek a jira dalka iyo dadka Soomaaliyeed dhexdooda.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Ra’isalwasaare Kheyre oo ka qaybgalay Roobdoontii maanta kana jeediyay khudbad ka ilmaysiisay Bulshada"

Leave a comment