Video:-Wasiirka Socdaalka Canada”’Wiil Sodon Jir ah oo Hooyadii ay Leedahay Sharabaadka (Socks) ayaad Ilowday, Way Bahdilaysaa arintaasi, Caruurta Marka ay yaryihiin Ha lagu dhiiri geliyo inay wax qaban karaan ”

Jaaliyadda Soamida ee Dalka Uk degan ayaasiw eyn usoo dhawaysay wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dalka Canada.

Munaasabad balaaran oo loogu sameeyay magaalada London ayaa wasiir Axmed Xuseyn waxuu ka Jeediyey Khudbad aad u Qiimo badan oo soo jiidatay bulshadii iskugu timdi munaasabadaas.
 
”Wiil Sodon Jir ah oo Hooyadii ay Leedahay Sharabaadka (Socks) ayaad Ilowday, Way Bahdilaysaa arintaasi, Caruurta Marka ay yaryihiin Ha lagu dhiiri geliyo inay wax qaban karaan ”hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Wasiirka Socdaalka Canada”’Wiil Sodon Jir ah oo Hooyadii ay Leedahay Sharabaadka (Socks) ayaad Ilowday, Way Bahdilaysaa arintaasi, Caruurta Marka ay yaryihiin Ha lagu dhiiri geliyo inay wax qaban karaan ”"

Leave a comment