Waa sidee xaalka Markabkii Burcad Badeedu ku afduubatay Xeebaha Bari ee Puntland

Markabkan oo ay maalin ka hor afduubteen Burcad Badeed Somaliya, Ayaa La sheegayaa inuu Sido 1,800 Oo Tan, Sida Ay sheegtay Armi Shipping, oo Ah shirkad ka diiwaan gashan Panama, Oo Ah Jasiirad Yar.

Ciidamada Bada Puntland ee loo yaqaan  PMPF ayaa ku dhaqaaqay aaga lagu haysto Markabkaas,sida uu saxaafada u sheegayna Talyaha Ciidamada Badda Puntland Saacadaha soo socda ay ku qaadi Doonaan Howgal Qorsheysan burcadaas haysata markabka.

Maleeshiyada heysta Markabka oo iska Fogeeyay iney Yihiin Burcad Badeedii Horay wax u afduuban jirtay oo kale, Ayaan ilaa iyo hadda sheegan wax lacag Madax furasha ah oo ay ka Rabaan Markabka ARIS 13.

 

 

Be the first to comment on "Waa sidee xaalka Markabkii Burcad Badeedu ku afduubatay Xeebaha Bari ee Puntland"

Leave a comment