Dhagayso:-Ciidamada Badda Puntland oo burburiyay Dooni sahay usiday Burcad badeedii Markabka afduubatay

Ciidamada badda ee Puntland iyo burcad-badeedda markabka afduub ahaanta ugu haysata xeebaha Berderbayla ayaa maanta waxaa dhex-maray is-rasaaseyn.

Iska horimaadka ayaa yimid kadib markii ciidamada Puntland ay weerareen dooni yar oo sahay u siday burcad-badeedda markabka haysata, sida ay wararka sheegayaan.

Illaa iyo hadda lama sheegin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay isku dhacan,hoos ka dhagayso codka Faadumo Yaasiin Jaamac.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Faadumo Yaasiin Jaamac

 

Be the first to comment on "Dhagayso:-Ciidamada Badda Puntland oo burburiyay Dooni sahay usiday Burcad badeedii Markabka afduubatay"

Leave a comment