Dhagayso:-Fanaanka Nimcaan Hilaac oo lagu xiray Dalka Suudaan

Waxaa xalay magaalada Khartuum ee dalka Sudan lagu xiray Fanaanka Nimcaan C/raxmaan “Nimcaan Hillaac” oo magaaladaasi u tagay inuu ku qabto bandhig faneed ay kala qayb galayeen dhallinyaro kale oo reer Suudaan ah.

Fanaanka ayaa la soo xiray isagoo ku sugan Hool uu ka socday bandhig faneedka oo ay Soomaalida magaaladaasi ku daawanayeen heesihiisa oo ay Musigga u tumayeen dhallinyaro reer Sudan ah,hoos ka dhagayso codka Waraysiga.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Safaarada

Be the first to comment on "Dhagayso:-Fanaanka Nimcaan Hilaac oo lagu xiray Dalka Suudaan"

Leave a comment