Akhriso:-Qaab Dhismeedka Gollaha Wasiirada Fadaraalka lagu dhawaaqi doono goor dhaw oo ay heshay idilnews

Qaab Dhismeedka Gollaha Wasiirada
 
Beesha Daarood
 
1.Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi Faarax Juxa ( Majeerteen , Ciise Maxmuud)
2.Wasiirka Cadaaladda C/laahi Axmed Jaamac Ilkajiir (Warsangeli )
3. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Jaamac Mursal Geelle ( Ogaden , Cawlyahan)
4. Wasiirka Waxbarasha C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ( Dhulbahante)
5. Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Cabdi Xoosh ( Leelkase )
 
Beesha Dir
 
1. Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Beyle ( Godo-Biirse)
2. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Maxamuud cabdi Xayir ( Isaaq Habar Jeclo)
3. Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Saalax Axmed Jaamac ( Isaaq , Habar Yoonis )
4. Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare Drs Deeqo Yaasiin( Dir , Surre)
5. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sheekh Nuur ( Dir , Biimaal)
 
Beesha Hawiye
 
1. Wasiirka Arrimaha Dibadda
Yuusuf Garaad ( Habargidir , Ceyr )
2.Wasiirka Amniga Gudaha C/laahi Maxamed Cali Sanbalooshe (Xawadle)
3. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha. Maxamed Abuukar Islow Ducaale ( Abgaal , Harti , Obokar )
4. Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Thabit Cabdi (Abgaal Waceysle)
5. Wsiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Eng C/qaadir (Gaaljecel)
6. Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diiinta Khaliif Cabdi Cumar ( Gugundhabe Baadicadde )
 
Beesha Digil & Mirifle
 
1. Wasiirka Gaashaandhigga C/xakiin Xaaji Faqi ( Digil / Dabare)
2. Wasiirka Caafimaadka Maxamed xaaji C/nuur Madeer ( Mirifle / Hadame )
3. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha C/fitaax Geesey ( Mirifle / Liisaan)
4. Wasiirka Biyaha iyo Korontada Cabaas Siraaj (Mirifle Hubeer)
5. Wasiirka Warfaafinta Cali Siciid Fiqi ( Digil / Tunni )
 
Beesha Shanaad
 
1. RW ku xigeen Maryan Qaasim
2. Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax)
3. Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Khadiija Maxamed Diiriye (Yaxar)
4. Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib Udhiska C/rashiid Maxamed (Banaadiri)
5. Wasaarada iskaashiga iyo xiriirka Jaaliyadaha dibadda (Qurbajoogta)
Maryan Aweys ( Jareerweyne)

2 Comments on "Akhriso:-Qaab Dhismeedka Gollaha Wasiirada Fadaraalka lagu dhawaaqi doono goor dhaw oo ay heshay idilnews"

  1. Dr ahmed daahir | March 20, 2017 at 12:46 pm |

    illaah ka baqa ma la hubaa warkaasi inuu run yahay

    saxaafadu waxay noqotay meesha beenta laga agaasimo

  2. Yuusuf garaad waa lagu khaldamay. Majeerteenna waa dhacan yahay

Leave a comment