Dhagayso:-Ducaysane”Waa sharci daro xilka ka qaadista madaxweynuhu igu sameeyay waxuuna baalmaray dastuurka Puntland’

Agaasimihii xilka laga qaaday ee la dagaalanka Burcad Badeeda Puntland Cabdirisaaq Maxamed Dirir Ducaysane oo shalay uu xilka ka qaaday Madaxweyne Gaas ,ayaa maanta ka hadlay xilka ka qaadista lagu sameeyay.

Ducaysane ayaa yiri”Waa sharci daro xilka ka qaadista madaxweynuhu igu sameeyay waxuuna baalmaray dastuurka Puntland”hoos ka dhagayso codka Ducaysane oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Ducaysane

Be the first to comment on "Dhagayso:-Ducaysane”Waa sharci daro xilka ka qaadista madaxweynuhu igu sameeyay waxuuna baalmaray dastuurka Puntland’"

Leave a comment