Maydadkale oo Somaliya ayaa laga helay xeebaha Dalka Yemen

Wali waxaa xeebaha dalka Yemen kusoo caarinaya meydadka dadkii badda ku daatay kadib markii Jicmihii doon ay sarnaayeen lagu weeraray marinka Baab Al-mandab ee Badda Cas.

Dadkaan ayaa kusii jeeday dalka Sudan sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dhaawacyada laga soo badbaadiyey halka uu shilka ka dhacay.

Dhinaca kalena Isbaheysiga uu sacuudigu hogaamiyo ayaa sheegay in aanay iyagu masuul ka aheyn weerarka tahriibayaasha Soomaalida ah lagu laayay.

Be the first to comment on "Maydadkale oo Somaliya ayaa laga helay xeebaha Dalka Yemen"

Leave a comment