Dhagayso:-25-qof oo ku geeriyooday abaaraha Somaliland

Xaaladda abaaraha ka jira Somaliland ayaa kasii dareysa, iyada oo gobolka Sanaag laga soo sheegayo inay ku dhinteen illaa 25 qof, sida uu VOA u xaqiijiyey guddoomiyaha gobolka Sanaag,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka dhagayso codka

Be the first to comment on "Dhagayso:-25-qof oo ku geeriyooday abaaraha Somaliland"

Leave a comment