Video:-Madaxweynaha Fadaraalka oo soo dhaweeyay magacaabista Golaha wasiirada cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo Oo Shir Jaraa’id ku Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Soo Dhaweeyay Magacaabida La magacaabay Gollaha Wasiirada Cusub Ee Soomaaliya.

Dhanka Kale Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa Maanta Gelinka Dambe Waxaa la Filayaa in uu u amba baxo Magaalada Nairoobi,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Madaxweynaha Fadaraalka oo soo dhaweeyay magacaabista Golaha wasiirada cusub"

Leave a comment