Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa oo maanta Dalka dib ugu soo laaban doona

Maanta ayaa la filayaa in Madaxweyne Gaas iyo waftigiisii ay Dalka dib ugu soo laabtaan .
 
Qabanqaabada soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa si xoog leh uga socota saakay magaalada Garowe oo uu kusoo wajahan yahay.
 
Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa ayaa maalmahan safar shaqo ugu maqnaa dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta.
 
 
Kala soco wararkayaga danbe iyo soo laabashada Madaxweynaha.

Be the first to comment on "Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa oo maanta Dalka dib ugu soo laaban doona"

Leave a comment