Video:-Daawo Roobabkii Gu’ga oo ka curtay Deegaamada Puntland qaybo ka mid ah

Roobabku ka da’een sida deegaano iyo tuulooyin dhowr ah gaar ahaana degaanada hoostaga degmada Qandala.

Tuullooyinka Xarago Canjeel,Tuurmasele,Gaatir,Daramadow iyo deegaano kale oo dhulka miyiga ah iyagoona biyo dhigay toga jaceel.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Daawo Roobabkii Gu’ga oo ka curtay Deegaamada Puntland qaybo ka mid ah"

Leave a comment