Video:-Madaxweyne xigeenka Puntland oo ka warbixiyay Roobkii Gu’ga oo ka curtay Puntland

Roobabkii guga ayaa ka da’ay deegaano badan oo kamid ah dalka sida Puntland,gobolka Bari ayaa Roobabku ka da’een sida deegaano iyo tuulooyin dhowr ah gaar ahaana degaanada hoostaga degmada Qandala.

Tuullooyinka Xarago Canjeel,Tuurmasele,Gaatir,Daramadow iyo deegaano kale oo dhulka miyiga ah iyagoona biyo dhigay toga jaceel.

Madaxweyne xigeenka Dawlada Puntland ayaa uga warbixiyay saxaafada xaalada Roobka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne xigeenka Puntland oo ka warbixiyay Roobkii Gu’ga oo ka curtay Puntland"

Leave a comment