Video:-Madaxweyne Farmaajo oo si maqaabkeedu sareeyo loogu soo dhaweeyay Qasriga Madaxtooyada Kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyada fadaraalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ay uga bilaabatay Dalka Kenya booqasho saddex maalmood qaadanaysa oo rasmi ah.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay dhigiisa dalka Kenya, Uhuru Kenyatta maanta oo Khamiis ah. 
Madaxweyne Farmaajo ayaa kala kulmay soo dhaweyn aad u saraysa Qasriga Madxtooyada ee kenya.
Madaxweyne Faraamo ayaa loo riday 21-madfac waxaan slaaan sharaf iyo gaado ka ciyaar qurux badan u sameeyay Ciidamada salaan sharafta ee Dawlada kenya,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne Farmaajo oo si maqaabkeedu sareeyo loogu soo dhaweeyay Qasriga Madaxtooyada Kenya"

Leave a comment