Video:-Ninkii ka danbeeyay weerarkii London oo la aqoonsaday

Booliska ayaa magaca ninkan ku sheegay Khalid Masood. Waxa uu jiray da`da 52 (Dhashay: 25.12.1964), waxaana uu ku dhashay magaalada Kent. Waxa uu waayadii u dambeysay degganaa West Midlands.

Ninkan ayaynan boolisku uga shakisneyn ku dhaqaaqidda fal argagixiso, balse waxa ay hayeen macluumaadkiisa.

Fal-dambiyeedkii ugu horreeyay ee uu ku koco ayaa la diiwaangeliyay bishii November ee sanadka 1983, waxaa kii ugu dambeeyay uu galay sanadkii 2003 markaas oo lagu qabtay adeegsiga mindi.

Booliska ayaa sheegay in horay uusan ugu raad laheyn ninkan wax fal argagixiso ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Ninkii ka danbeeyay weerarkii London oo la aqoonsaday"

Leave a comment