Talyhii ilaalada Madaxtooyada Villa Somaliya oo la badalay

Waxaa maanta uu badalay Madaxweyne Farmaajo Talyihii ilaalada  Madaxtooyada Soomaliya Ibraahim Sh. Muxyidiin,iyadoo Xilkaas loo magacaabay Col. Axmed Maxamed Af-cadey Oo Horey u ahaa Talyihii Madaxtooyada Xiligii Shariif Shiikh Axmed

Taliyaha xilka laga bedelay Ibraahim Shiikh Muxyadiin ayaa mar soo noqday Madaxa Paratocol-ka Madaxweynihii hore, waa nin ay aad isugu dhowaayeen Xasan Sheekh.

Madaxweyne Farmaajo ayaa horey isbadal ugu sameeyey Agaasimihii madaxtooyada iyo xubno kale.