Video:-Toga AwBarkhadle oo qaaday Labo Gabdhood

Dooxa weyn ee Aw Barkhadle ee u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera aya laga soo sheegayaa in uu gaari iyo saddex qof oo la socday uu qaatay, taas oo hadda lagu jiro baadi doonta dadkaasi.

Roobab waaweyn ayaa xalay illaa maanta ka da’ayey deegaanadda galbeedka Somaliland, waxaana xalay roob weyn ka da’ay magaalada Gabiley, Wajaale iyo Boorama ayaa iyagana laga soo sheegayaa roobab lagu diirsaday,hoos akd aawo muuqaalka.’

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka