Muqdisho:-Daawo Taariikh Nololeedka Golaha Wasiirada ee maanta la ansixiyay

Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ayaa codka kalsoonida ah siiyay Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo dhisay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.

Hadaba waxaan idin la wadaagaynaa taariikh nololeedka Golahan wasiirada cusub ee maanta la anisixiyay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka