Video:-Sidee loogu soo dhaweeyay Urdun Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa  gaaray magaalada Cammaan ee dalka Urdun, halkaasi oo uu Madaxweynuhu kaga qeyb geli doono shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carabta.

 Madaxweynaha  ayaa ku sii hakaday Garoonka Diyaaradaha ee Jabuuti, halkaas oo uu qadar 30 daqiiqo ah kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed.

Diyaaradda waday wafdiga Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku hakatay magaalada Madiina Al Munawara inta aanay u duulin Boqortooyada Urdun,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka