Video:-Maxay sababsadeen 13-ka qof ee ku geeriyooday Magaalada Buuhoodle

Magaalada Buuhoodle waxaa ku geeriyooday 13-qof,dadkaas ayaa u geeriyooday cudur shuban biyood ah oo ka dilaacay Deegaankaas.

Dadka geeriyooday ayaa 5-ka mid ah waxay yihiin Caruur,sidoo kale waxaa cudurkan u jiifa 34-qof oo xaalkoodu adag yahay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka