Sawiro:-Kulan balaaran oo looga xaajoonayo Xisbi dhawaan laga dhawaaqi doono oo Qardho ka socda

Kulan Maanta Urur Xisbiyeed lagu Abaabulayey ayaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Qardho oo lagu kulan siiyey Maamulka Gobolka Karkaar ,Kan Degmada Qardho ,Wasiiro Hore,Aqoonyahan,Nabadoono,Waxgarad iyo Qaybaha Haweenka.

Kulankan oo aan wali soo gabagaboobin ayaan idinku soo gudbin doonaa wararkayaga danbe.

 

 

 

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.