Socdaalkii Madaxweyne Gaas ee Imaaraadka oo maanta baaqday

Socdaalkii Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa ee Imaaraadka Carabta oo qorshuhu ahaa in uu maanta anbabaxo ayaa dib u dhacay.
 
Sidaa waxaa noo xaqiijiyay Madaxtooyada Puntland ,
 
Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa la filayaa in ay maalinka beri ah u anba baxaan Imaaraadka.
 
Ilaa iyo hada si dhab ah looma oga sababta kaliftay baaqashada socdaalka Madaxweynaha iyo waftigiisa ee maanta.