Dhagayso:-Wabiga Shabelle oo biyo wanaagsan dib u keenay

Webiga Shabeelle ayaa si wanaagsan u biya keenay ,iyadoo dadku ay bilaabeen in ay si wanaagsan uga faaideystaan biyaha uu webiga keenay.

 Mudooyinkii la soo dhaafay ayaa waxaa halkaasi ka jiray biyo la’aan baahsan taas oo qeyb ka ahayd abaarta baaxada weyn ee ka jirto inta badan ee Gobolladda Dalka,hoos ak dhagayso codka.
Halkan ka dhagayso codka warkaaas