Video:-Madaxweyne Gaas”Waxaan u tagayaa imaaraadka si aan usoo saxiixo hishiiskii Dekeda Bosaso”

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti  uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka istaga Imaraadka Carabta, halkaasi oo lagu soo dhamaystiri doono heshiiskii ballaarinta dekeda Bosaso  oo dowladu la galayso Shirkadda DP World.

‘’ waxaan maanta u ambabaxayaa dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo aan u aadayo    heshiiskii mudo soo socdey ee ahaa balaadhinta iyo casriyaynta dekeda magaalada Boosaaso, heshiis kaas oo mudo soo socdey gebagebadiisiina la marayo waxaan rajaynayaa inuu guul ku soo dhamaado, mashruucani waxaana uu wax weyn katarayaa kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha dawladda Puntland’’ayuu yiri Madaxweynaha Dawladda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka