Video:-Daawo sida uu ubilawday hawlgalkii habac ka saarida amniga Caasimada Garowe

Wasiirka Amniga, gudoomiyaha gobolka,Gudoomiyaha degmada Garowe iyo taliyayaasha laamaha nabadgalyada Puntland ayaa laga soo saaray dhowr qodob oo lagu xaqiijinayo ammaanka caasimadda.

Shirkan oo ka dhacay Garowe, ayaa diiradda lagu saaray sidii wax looga qaban lahaa  dal-daloola amniga ee muddooyinkan ka jiray magaalada.

Hadaba hawlgalka oosial xalay bilawday hoos ka daawo muuqaalka hawlgalkaas oo faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka