Video:-Maxkamada G.Nuugaal oo Universal Tv dib ugu fasaxday in uu ka hawlgalo Puntland

Maxkamadda gobolka Nugaal ee Puntland ayaa go’aamisay in Universal TV uu dib uga howlgeli karo Puntland , waxaa jira ganaax lacageed iyo magdhow ay Maxkamaddu labada ku xukuntay hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka