Video+Madaxweyne farmaajo oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Alshabaab

Madaxweynaha Jamhuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa iclamaiyay dagaal ka dhan ah kooxaha nabad diidka ah, si looga cirib tiro guud ahaan dalka.

 Madaxweynaha oo Warbaahinta kula hadlayay xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan ciidamada amniga si looga dulqaado dhibta ay argagixisadu ku heyso shacabkeena.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa cafis u fidiyay wiilasha lagu qalday fikrika khaldan ee Al-qaacida.

Madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqay in dowladdu ay xoogga saareyso la dagaallanka nabad diidka, musuqmaasuqa iyo faqriga,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka