Video:-Kooxda khatarta leh ee Takfiir oo banaanka isa soo dhigay

Todobaadkan Waxay koox Macalimiin Jaamacadeed U badan iyo Maamulayaal xarumo waxbarasho oo aad looga yaqaan dalka Soomaaliya Gaar ahaan Magaalada Muqdisho ku dhawaaqeen Urur la magac baxay (الصادعون بالحق) Ururka Xaq Cadeeyayaasha.

Xubnaha Ururkan Ku jira intooda badan waa Ragii loo yaqaanay Al-takfiir wal-hijrah iyo Takfiir Jawi — Oo Macnaheeda yahay Gaaleysiin iyo Hijrah ama Takfiirka is qariya. Afkaarta ay ku soo bandhigeen bayaanaatkooda waxay u egyihiin isla afkaartii lagu tuhunsanaa ragaan hadda ku dhawaaqay Ururka, laakiin marar badan ay inkiri jireen in afkaartaan ey qabaan ama ka amuusi jireen — marka lagu tuhmo aragtiyadahaas oo qayb ahaan ah gaalaysiinta mujtamaca muslimka ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka